Mareykanka oo ku baaqay in lakala diro Ciidamo gaar ah oo ka amar Qaata Maxamed Bin Salman

Dowlada Mareykanka ayaa wali wada cadaadiska ay ku heyso Boqortooyada Sacuudiga gaar ahaan Amiir Maxamed Bin Salman oo dhawaan la sheegay in uu amray dilkii loo geestay Wariye Jamal Khashoggi. Boqortooyada Sacuudiga waxaa ka howlgala ciidamo si gaar ah u tababaran oo la sheegay in ay ka amar qaataan Dhaxal Sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salman, … Continue reading Mareykanka oo ku baaqay in lakala diro Ciidamo gaar ah oo ka amar Qaata Maxamed Bin Salman